AYAGRAPHIC
Shirkadda Ayagraphic waxay kuula diyaar tahay inay kuu samayso website caalami ah muddo kooban.
Waxay kaloo kaa caawinaysaa diiwaan gelinta magacyada website-ka iyo hosting-kaba.
Websiteyada ay ayagraphic samayso waa kuwo dynamic ah oo aad meel kasta oo aad joogto agab kasoo
gelin karto, umana baahnid inaad kambiyuutarka wax ka taqaan.
Marka ay dhammayso websiteka ay Ayagraphic kuu samayso, waxay ku siinaysaa tababar,
ku saabsan isticmaalka websitekaas laguu sameeyey.
Fadlan nalla soo xiriir, si aan kuu siino warbixin intaan ka badan.
|
Fadlan halkan hoose nagala soo xiriir!
|
 |

|